RW Rooble iyo Danjire Xasan Xamza oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble  ayaa qaabilay Safiirka Dowladda Qatar ee Soomaaliya Danjire Xasan Xamza. Rooble & Xasan Xamza ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal, habsami u socodka mashaariicda horumarineed ee Dowladda Qatar oo ay ka hirgelineyso Soomaaliya iyo Arrimaha doorashooyinka dalka. Dowlada Qatar ayaa ka mid ah dalalka sida … Continue reading RW Rooble iyo Danjire Xasan Xamza oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay (Sawirro)